Baarlamaanka itobiya oo Liiska Argagixisada Ka Saaray Ururo Caalami ah.

Xubnaha Baarlamaanka ayaa si aqlabiyad leh u meel mariyay qaraarka liiska Argagixisada looga saaro Ururada Ginbot 7, OLF iyo ONLF.

Tallaabadan ayaa ka dambeysay, markii maalin ka hor Golaha Wasiirada Itoobiya isku raaceen in liiska argagixisada laga saaro ururadaas, taasoo qeyb ka ah qorshaha is bedelka uu qaaday Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed.

Boqolaal maxaabiis oo u xirnaa siyaasadda ayaa dhowaan laga sii daayay xabsiyada Itoobiya, kuwaasoo u badnaa siyaasiyiinta mucaaradka.

Itoobiya ayaa horay u aqoonsatay ururada Ginbot 7, OLF iyo ONLF inay yihiin ururo argagixiso ah oo qatar ku ah Ammaanka Qaranka Itoobiya.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka Maanta oo Dhan

Faafaahin Kenya oo ku dhawaaqday in aysan ka tanaasuleyn taako kamid dhulka lagu muran sanyahay.
- Feb 22, 2019
Wasiirka arrimaha dibedda Kenya, Monica Juma ayaa shaaca ka qaadday inaysan waxba iska beddeli ...
War hada AH Kenya oo ku dhawaaqday go’an Cusub oo ku aadan Khilaafka Somaliya iyo arinta bada.
- Feb 22, 2019
Dowladda Kenya ayaa si cad u sheegtay in aysan Soomaaliya marnaba gacanta u galin ...
Akhriso war-murtiyeed laga soo saaray Shirweynaha Soo-bandhigidda iyo Xaqiijinta Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran (Daawo Sawirada)
- Feb 21, 2019
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta iyo ergooyinkii shirka ka soo qaybgalay, waxay si wayn ...
War hada AH Magaalada Cadaado Nin Hubeysan oo dad ku laayay xaruun dhaqan celin ah.
- Feb 21, 2019
Wararka warbaahinta ay ka helayso magaacalada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud ayaa sheegaya in nin ...
Dalka Sweden dad badan oo helaya fursado shaqo xagaaga/sommarka soo socda.
- Feb 21, 2019
sida la filayo shaqooyinka xagaaga ayaa aad u kordhaya guud ahaan wadanka sweden bisha ...
Soomaaliland oo War Ka soo saartay Wada Hadallada La doonayo in La isugu Keeno Labada Dhinac (Akhriso)
- Feb 21, 2019
Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay uga mahadcelinaysaa Dawladda Federaal-ka iyo shacabka Itoobiya sidii milgaha iyo ...
Ciidanka Galmudug oo qabtay Hub iyo Rasaas loo waday kooxda Shabaab (Daawo Sawirada)
- Feb 21, 2019
Ciidanka Nabad sugida maamul goboleedka Galmudug ee ka howlgala magaalada Dhuuso Mareeb ayaa gacanta ...
Galmudug oo Shaacisay in aana Lagu Mateleen Shirka Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya ay Muqdisho Ku Qabatay
- Feb 21, 2019
Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee Galmudug ayaa sheegtay inaysan ka qeyb galin ...
Madaxweynaha Galmudug oo Kenya Kula Kulmay Danjiraha Cusub ee Dalka India (Sawiro)
- Feb 21, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Magaalada Nairobi kula kulmay ...
Deg Deg Wiil Mooto Bajaaj la ah oo Goor dhaw Lagu Dilay Muqdisho
- Feb 21, 2019
Mid ka mida dhalinyarada ku shaqeesata Mooto Bajaajta ayaa Goor dhaw lagu dilay Isgooska ...
Ciidanka Amison oo ka guuraya mid kamid ah fariisimahooda ugu weyn Muqdisho.
- Feb 21, 2019
Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Somalia Ambassador Francisco Madeira ayaa ...
Akhriso Sababta ka danbeesay baaqashada kulankii u dhaxeeyay Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse biixi.
- Feb 21, 2019
Waxaa dib u dhacay kulankii lagu waday iney magaalada Addis ababa ee dalka ku ...
Dowlada Ingariiska oo Sharciga dhalashada kala noqoneysa hooyo umul ah.
- Feb 21, 2019
Shamima Begum oo ku biirtay kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka ee Suuriya iyadoo 15 ...
Dowalada Norway oo ka jawaabtay in qaxootiga laga joojiyo dagista Caasimada Oslo.
- Feb 21, 2019
Ma fiicna in qaxootiga lagu soo rogo inaysan degi karin Oslo sidaas waxaa ku ...
Dowlada Federalka ” Waan bogaadineynaa in aan wada Shaqeyn dhaw la yeelano Maamulka Somaliland”
- Feb 21, 2019
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay bogaadineysaa sida Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi uu ...