Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble iyo Madaxweynihii Hore ee dalka oo Kulan wada qaatay...

Ra’isul Wasaare Rooble iyo Madaxweynihii Hore ee dalka oo Kulan wada qaatay (SAWIRO)

0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoygiisa ku booqday madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud waxuuna ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha iyo madaxweynihii hore ee dalka ayaa ka wada hadlay amniga guud ee dalka , xasilloonida caasimadda iyo Arrimaha Doorashooyinka.

Rooble ayaa dhawaan Lagu Wareejiyay Amniga dalka iyo Doorashooyinka waxaana Laga sugayaa inuu dalka ka qabto Doorasho.

Ad
Previous articleGalmudug oo Baaraysa sababihii ka dambeysay dil Loo gaystay sheikh Cali dheere
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo si weyn Loogu soo dhaweeyay Cadaado (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here