Home Wararka Somaliya Sawiro:- Dhismaha Isbitaalka Degmada Af-barwaaqo oo meel wanaagsan Maraya

Sawiro:- Dhismaha Isbitaalka Degmada Af-barwaaqo oo meel wanaagsan Maraya

0

Isbitaalka Degmada Af-barwaaqo ee Gobolka Mudug ayaa maraya meel wanaagsan sida muujinayaan sawiro laga soo qaaday goobta uu ka socdo dhismaha.

Isbitaalka waxaa iska kaashanaya masuuliyiinta Maamulka Degmada iyo Jaaliyada Galmudug ee Dagaanka waxaana la filayaa in Dhawaan lagu bilaabo Qalabeynta.

Ad
Previous articleBeesha Caalamka War Culus ka soo saartay Doorashada Soomaaliya
Next articleKhasaaro ka Dhashay Dagaal ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here