Home puntland Sawiro Maamulka Puntland oo ciidan ku soo bandhigay Deegaanka Tukaraq..

Sawiro Maamulka Puntland oo ciidan ku soo bandhigay Deegaanka Tukaraq..

0
SHARE

Weli waxa xiisado dagaal ay ka taagan yihiin deegaanka tukaraq ee gobolka Sool halkaas oo ay isku hor-fadhiyaan Ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland,horayna dhowr mar u wada dagaalamay.

Deegaanka tukaraq ee gobolka sool ayaa Wasiiro ka tirsan Puntland waxa ay ku soo bandhigeen ciidamo aad u farabadan oo ay sheegeen in ay ka qeyb qaadan doonaan dagaal gobolka sool looga saarayo Ciidamada maamulka Soomaaliland.

Wasiirada qaarkood oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa ay sheegeen in Ciidamadaan ay diyaar u yihiin in ay xireeyaan gobolka Sool iyo deegaanada kale,isla markaana aysan noqon doonin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here