Home galmudug Galmudug iyo Puntland oo galkacayo Hal Meel Kuwada Xusay Kowda Luuliyo...

Galmudug iyo Puntland oo galkacayo Hal Meel Kuwada Xusay Kowda Luuliyo (Sawiro)

0
SHARE

Magaalada Gaalkacyo  ayaa xalay looga dabaal dagay xuska Sanadguurada 58-aad ee ka soo wareegay markii gobolada Koonfur 01 July 1960-Kii, ay ka xoroobeen gumeystihii Talyaaniga, Islamarkaana ku asteysan Israacii Labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur.

Munaasibadda oo ka dhacday  iskuulka c-laahi ciise  ee Magaaalada Galkacyo , ayaa waxaa ka qeyb galay,  Masuuliyiin ka kala Socda Maamulada Galmudug iyo Puntland ,xubno ka tirsan Labada  Gole ee Maamulada labada dhinac ee Gaalkacyo , Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida, Gudoomiyaha gobolka,

Waa Tusaale Iyo taariikh Wanaagsan, Tilaabada lagu Xusay Munaasabada Kowda Luuliyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here