Home galmudug Afhayeenka Dowlada Galmudug oo ciidamada Amaanka Ay Xabsiga dhigeen

Afhayeenka Dowlada Galmudug oo ciidamada Amaanka Ay Xabsiga dhigeen

0
SHARE

Waxaa soo Gaaray Warqabadka Warbaahinta Mudug24 in Xabsiga Ia dhigay Afhayeenka Dowlad gobaleedka Galmudug.

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa xaqeejiyay Xariga C/laahi Xaashi Roob Da’ay OO ah Afhayeenka Galmudug.

Lame oga sababaha Loo xiray Hasa yeeshee Waxuu Ku sugnaa Maal mihii Dambe, Magaalada Cadaado.

Ia soco Faah Faahinta

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here