Home galmudug Isbaarooyinka Laga soo Sheegayo Inta u dhaxaysa Galinsor iyo galkacayo

Isbaarooyinka Laga soo Sheegayo Inta u dhaxaysa Galinsor iyo galkacayo

0
SHARE

Cabasho Katagaan Isbaarooyin ladhigay Galkacyo iyo Galinsoor iyo Sarakiisha galmudug ee Galkacyo oo lagu dhaliilay in ay wax ka qaban wayeen

Isbaarooyinkaan ayaa waxa ay uyaalaan Maleeshiyo Hubaysan waxaana ay Gaadiidka kaqaadayaan Lacago Baad ah

Dadka Ku Safra Wadadaasi aya Dhib wayn ku qaba arintaasi waxana mar walba dhaca in la dhibaateeyo dadka isaga kala gooshaya wadada xiriirisa gaalkacyo ilaa galinsoor

sarakiisha lamaha amanka galmudug aya lagu dhaliilay in ay wax ka qaban waayeen arintaasi madama ay amniga iyagu qabilsan yihiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here