Home Wararka Somaliya Xiisad iyo Dagaal laga soo sheegayo Deegaanka Xanan-buure ee Galgaduud

Xiisad iyo Dagaal laga soo sheegayo Deegaanka Xanan-buure ee Galgaduud

0
Dagaal La isku Habeen Saday oo ka Dhacay Deegaanka Xananbuure ee G/Galgadud.
Dagaal ku dhawaad saacad qaatay ayaa galabta ka dhacay deegaanka Xananbuure oo maalmihii lasoo dhaafay dhiilo colaadeed ay ka jirtay goob joogayaal ayaa noo sheegey in dhawaqa rasaasta la maqlayay ilaa maqribnimadi caawa.
Wali lama oga qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.
Dhinaca kale Odayaasha dhaqanka ee beelaha ku dagaalamaya Xananbuure ayaa dadaalo xabada lagu joojinayo ka wada Cadaado iyo Dhuusamareeb.
Ad
Previous articleGudoomiyaha Aqalka sare oo taageeray Dalabkii Puntland baaq cusubna soo saaray
Next articleSawiro:- Duqa Degmada Gaalkacyo ee Puntland oo booqasho ku yimid Qeybta Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here