Home Wararka Maanta Ra”isul Wasaare Rooble oo La Kulmay Gudoomiye Cabdi Xaashi iyo Ra”isul Wasaare...

Ra”isul Wasaare Rooble oo La Kulmay Gudoomiye Cabdi Xaashi iyo Ra”isul Wasaare Ku xigeenka dalka

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka iyo Guddoonka Guddiga doorashooyinka gobollada woqooyi (Somaliland) oo ay ka wada hadleen dardar gelinta iyo u diyaar garowga doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee Gobollada waqooyi.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa mas’uuliyiintan ku bogaadiyay doorkii ay ku lahaayeen in ay si guul ah ku soo dhammaato doorashada xildhibaannada Gobollada Waqooyi (Somaliland) ku matalaya Golaha Aqalka Saree e BFS.

Sidoo kale dhankooda Ayaa ug mahad celiyeen kaalintii wanaagsaneyd ee Ra’iisul Wasaaruhu ka qaatay howshaas.

Ad
Previous articleWararka ugu danbeeyay Xaalada Galmudug oo Xiisad laga dareemayo Maanta
Next articleBeesha Caalamka oo war ka Soo saartay Doorashada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here