Home Wararka Maanta Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo...

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo iyo Sababta Safarkiisa oo la Shaaciyay(Sawiro)

0

Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo gaarey magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ka qayb galey Caleemasaarka suldaanka guud ee beel weynta reer Nimcaale Sacad.

Munaasabada Caleemasaarka Suldaanka cusub ee reer Nimcaale Sacad ayaa lagu casuumay Masuuliyiin kala duwan oo ay kujiraa wasiiro, agaasimayaal iyo marti sharaf kale.

Ad
Previous articleMadaafiic goordhaw lagu garaacay magaalada Muqdisho iyo Wasaarada Caafmaadka Oo Hoobiye ku Dhacay
Next articleTaliyihii Ciidamada Soomaaliland oo Shaqa joojin lagu Sameeyey kadib Guuldaradii Dagaalka Laasacanood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here