Home Wararka Maanta Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir iyo Qaar ka mid ah Maamul Gobaleedyada oo xalay...

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir iyo Qaar ka mid ah Maamul Gobaleedyada oo xalay shir gaar ah

0

Kulan gaar ah oo albaabada u xirnaa ayaa xalay dhex maray hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, ahna Musharax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur iyo Madaxweynayaasha dawlad Goboleedyada Galmudug, Puntland iyo Koofur Galbeed.

Kulanka oo ka dhacay Hotelka peace ayaa waxaa qabanqaabadiisa lahaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, waxaana uu ahaa mid Madaxweyne Qoorqoor uu fursad siyaasadeed ugu abuurayay C/raxmaan C/shakuur,

Waxaa durbaba muuqata inuu bilowday xeyd-xeydashada ololaha doorashada iyo sameynta isbaheysiyo siyaasadeed oo xilligan oo kale si hoose u bilaaban jiray.

Ad
Previous articleMadaxweynihii Hore ee dalka oo War ka soo saaray Doorashada dalka (Akhriso)
Next articleHay’adda Culimada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saartay Xaalada Cakiran ee Dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here