Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidanka Galmudug iyo Dowlada oo Hawlgalo ka Sameeyay Magaalada Guriceel

Ciidanka Galmudug iyo Dowlada oo Hawlgalo ka Sameeyay Magaalada Guriceel

0

Cutubyo ka kala tirsan Ciidamada Milateriga, Booliska iyo Nabad sugidda ayaa Maanta siwadajir ah howlgallo qorsheysan oo Ammaanka lagu xaqiijinaayo uga fuliyay degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Ciidamadu waxa ay siweyn ugu baarayeen Gaadiidka noocyadiisa kala duwan, iyaga oo sigaar ah u beegsanayay Gawaarida muraayadaha madow kaga fiiqayay .

Saraakiisha Ciidamada horkacaysay ayaa waxay sheegeen in howlgalkan uu ahaa mid lagu xaqiijinayay amniga degmada kadib markii dhawaan Ciidanka dowladda ay magaalada dagaallo maalmo qaatay kaga sareen maleeshiyaadka Ahlusunna.

Ad
Previous articleGolaha Wasiirada Soomaaliya oo Maanta la horgeynayo Xeerka Maamulka Ganacsiga Batroolka
Next articleMadaxweynaha Uganda oo Codsaday in la Qabto Shir Xal loogu Raadiyo Xiisada Itoobiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here