Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Safiirka Dalka Itoobiya oo Saacado loogu Qabtay inuu Ka...

War Deg Deg ah:Safiirka Dalka Itoobiya oo Saacado loogu Qabtay inuu Ka Baxo Muqdisho

0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa Safiirka Itoobiya u joogay Muqdisho ku war-gelisay inuu dalka uga baxo muddo 72 saac gudahood ah.

halka safiirka Soomaaliya u fadhiya Addis Ababa la faray inuu dib ugu soo laabto dalka, sidoo kale qunsuliyadaha Itoobiya ee Hargeysa iyo Garoowe la amray in lagu xiro muddo 7 maalmood gudahood ah, qaraarkaan ayaa maanta lagu gaaray shirkii Khamiis-laha ahaa ee golaha wasiirrada XFS.

Golaha Wasiirada ayaa qaraar ku soo saaray xiritaanka Qunsuliyadihii Itoobiya ee Garowe iyo Hargeysa. Safiirka Itoobiya ee Muqdisho fadhiya ayaa loo celiyay dalkiisa.

Ad
Previous articleQarax Culus oo lagu laayay Samafalayaal Turki ah oo Ka Dhacay Muqdisho
Next articlePuntland oo Jawaab ka Bixisay Xiritaankii Qunsalidii Itoobiya ee Garowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here