Home Wararka Maanta Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka Somaliyed u diray Hambalyada Munaasabada Ciidul adxaa

Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka Somaliyed u diray Hambalyada Munaasabada Ciidul adxaa

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal-degaya farxadda Ciiddan.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay fadliga ay leeyihiin maalmahan barakaysan ee Ciidda Carafo, waxa uuna ku bogaadiyey dadka Soomaaliyeed in ay is kaalmeeyaan, kana shaqeeyaan danta guud oo amnigu uu ugu horreeyo.

Ad
Previous articleShabaab oo Shaacisay Magaca iyo qabiilka ninkii isku qarxiyey Degaanka Bacaadweyn
Next articleGuud ahaan Dunida islaamka oo Maanta si isku mid ah Looga Ciidayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here