Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo si weyn Looga xusay Aas-aaskii Galmudug (Sawiro)

Galmudug oo si weyn Looga xusay Aas-aaskii Galmudug (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi kaariye, madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid Ayaa ka qeyb galay Munaasabada Dabala degay Sanad Guutada Galmudug.

Munaasabada waxaa Goob joog ahaa gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug, labada gole ee Dowladda Galmudug, maamulada gobolada Mudug iyo Galgaduud iyo gudoomiyayaasha qaar ee degmooyinka Galmudug ayaa shacabka iyo maamulka degmada Cadaado kala qeyb galay munaasabadda 14 Agoosto oo ku beegan 16 guuradii ka soo wareegatay markii la aasaasay Dowladda Galmudug.

Ad
Previous articleDhageyso Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay sababta loo dhisi la’yahay jowhar iyo Muqdisho
Next articleQabiilka Uhuru ee Kikuyada oo ka shalaynaya go’aankoodii doorashada madaxweyne Kenya Xili laga Adkaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here