Home wararka Dalka Abaaduulihii hore ee C X D Soomaaliyeed oo Geeriyooday

Abaaduulihii hore ee C X D Soomaaliyeed oo Geeriyooday

0
SHARE

Rabbi raxmadiiso  S/Gaas Cali Baashi Maxamed X. Cumar Fiqi Abaanduulihii ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo waayadan danbe xanuun Hayey u geeriyooday.

AUN Gen. Cali Baashi waqtigiisa inta badan qaranka ayuu u shaqanayay, waxaana lagu bartay hawlkarnimo, daacadnimo iyo Soomaalinnimo. Waxaan ilaahay uga baryaynayaa inuu danbigiisa dhaafo, ummada Soomaaliyeed, ciidanka xoogga dalka, ehel iyo asxaabba Samir iyo iimaan.

Geeridaan Waxaa Ka Tacsiyeeyay Madaxda dowlada fedraalka Soomaaliya.

Abaadulhii Hore ayaa Xil ka Soo qabtay Dowladii Xasan Shiikh Maxamuud.

انا لله وانا اليه راجعون

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here