Home Wararka Maanta Ilaalada Madaxtooyada oo lagu amray in uusan Raysulwasaare Rooble Soo gali karin...

Ilaalada Madaxtooyada oo lagu amray in uusan Raysulwasaare Rooble Soo gali karin Madaxtooyada

0

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa Mudug24 u xaqiijiyay  in ciidamo ka amar qaata MW Farmaajo ay tageen xafiiska RW Rooble waxaana shaqaalaha lagu amray in ay guryahooda aadaan waxaana ciidankaan amar lagu siiyay in Rooble uusan fariisan xafiiskiisa.

Sidoo kale waxaa ciidanka ilaalada Madaxtooyada lagu amray in uusan Madaxtooyada soo geli karin Wasiirka amniga Soomaaliya iyadoo gaadiid dagaal iyo ciidan dheeraad ah lagu arkayo albaabada Villa Somalia.

Ad
Previous articleShirka nadaafada iyo Bilic soo Celinta oo laga Daah furay Magaalada Gaalkacyo(Sawiro)
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo ku Wajahan Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here