Home Wararka maanta Akhriso Wasaarada Ganacsiga Soomaaliya oo Mamnuucday Qalabka Caruurtu Ku Ciidaan.

Akhriso Wasaarada Ganacsiga Soomaaliya oo Mamnuucday Qalabka Caruurtu Ku Ciidaan.

0
SHARE

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jamhuuriyadda Faderalka Somaliya
Wareegto ka soo baxday 13/06/2018 ayaa Dalka lagaga Mamcuunay inay soo galaan
Toys-ka Caruurtu ku ciyaarto ee ka samaysan Qoryaha, Baaskooladaha iyo waxyqabaha Qaraxyada.

Qoraal Kooban oo Lagu soo daabacay Barta Wasaarada ay Ku leedahay Baraha Bulshada ayaa lagu sheegay in  Wasaaradu ay Kulan la qaadatay Guddiga Ganacsatada Soomaaliyeed.

Arinkaan ayaa yimid Xili Ciidan ay ka Har san tahay Maalma Kooban

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here