Home wararka Dalka Sawiro dheeraad ah Qalabeynta Ku Socota Talafashinka Galmudug Tv ee dhawaan Hawada...

Sawiro dheeraad ah Qalabeynta Ku Socota Talafashinka Galmudug Tv ee dhawaan Hawada soo Galaya..

0
SHARE

Mudo dheer ayuu soo socday Qorsho galmudug ku dooneyso Talafashin ku hadla Afka Maamulka.

Ugu danbeyn Maamulka iyo Bulshada ayaa ku guuleystay sidii Hawada loo soo galin lahaa Talashinka waxaana Socota Qalabeynta xafiiska talafashinka.

Talafashinka Galmudug ayaa Xafiiskiisa waxa uu noqondoona Dalka Ingariiska Marka hore si lamid ah Sidii Talafashinka Dowlada Somaliya u ahaa Dalka Keyna Halkaasi oo laga soo raray Markii Danbe.

Xafiiska Talafashinka ee Labaad ayaa noqondoona Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb halkaasi oo wararka maamulka Laga Baahindoonl.

Sida mudug24 kasoo xigatay Masuuliyiinta wax ka wada Talafashinka ayaa la Filayaa in uu Hawada Soo Galo Maalmaha Ciida gaar ahaan maalinta Isniinta iyadoo tijaabadiisa uu noqodoono Mudo kooban.

Mudug24 Sweden.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here