Home galmudug War Deg Deg ah Golaha Wasiirada Galmudug oo Goor dhaw Lagu Wado...

War Deg Deg ah Golaha Wasiirada Galmudug oo Goor dhaw Lagu Wado in la Isku shaandheeyo.

0
SHARE

Waxaa Goor dhaw La filiyaa in Lagu Dhawaaqo Golaha Wasiirada Galmudug, oo Is isku shaandheeyo.

Aroortii Hore ee Saaka ilaa Hada Waxaa Shir Uga Socdaa Xarunta Galmudug ee Dhuusmareeb, Madaxweyne Xaaf iyo Shiikh Shaakir.

Weriyaasha ayaa Looga Yeeray Madaxtooyada Galmudug, Waxaana Ia Filayaa in  lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada Galmudug, Si loo Mideeyo Wasiiradii Hore iyo Kuwa Maamulka Ahlusunna ka imaanaya.

La soco Faah Faahinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here