Home Wararka Somaliya Galmudug Agaasimaha Hay”ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Hobyo oo La Magacaabay (Sawiro)

Agaasimaha Hay”ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Hobyo oo La Magacaabay (Sawiro)

0

Mohamed Sa’id Yusuf ayaa loo magacaabay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee degmado Hobyo.

Hobyo waa degmadda Qadiimi ah, wuxuu Maxamed ahaan doonaa masuul Muwaadiniinta u shaqeeya Fahamsiiyana adeegga Bassabort-ka iyo muhiimadda muwaadinka uu u leeyahay.

Hormarro dhinacyo kala duwan ah ayey sameynaysaa Hobyo, xaafiiska ayaana shalay irdaha mar kale loo furay waxaana Loo Magacaabay Masuulkaan.

Ad
Previous articleInta Badan Wadooyinka Magaalada Muqdishu oo maantay Xiran ogow Sababta
Next articleSawiro: Labo doomo oo ku soo xirtay Dekada Hobyo oo Xowli ku socota

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here