Home galmudug Galmudug oo wada qorshe Lagu Hirgelinayo TV Ku Hadla Afka Galmudug (Sawiro)

Galmudug oo wada qorshe Lagu Hirgelinayo TV Ku Hadla Afka Galmudug (Sawiro)

0
SHARE

Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa Qorsheenaya in Dhawaan ay Hawada Soo Geliyaan TV Casri ah kaas oo La jaanaaadi Kara Warbaahinta Dunida.

Waxaa Ia keenay Qalab Casri ah oo Loogu Talagalay in Hawada Lagu Soo geliyo Tv Galmudug.

Markii la arkay Baahida looqabo Warbaahin Kuhadasha Afka Dowlad Goboleedka Galmudug Oo Daboosha Baahida Shacabka ee In lagaarsiiyo Wararka & Barnaamijyada Laxiriira Horumarka Maamulka ayaa Lagarwaaqsaday In Dhidibada lootaago GALMUDUG TV 11, June ayuu Sitijaabo ah Hawada Usoogali doonaa.

Galmudug ayaa ku biiri Doonta Maamullada Hirgeliyay Warbaahin My Hadasha Afkooda Side, Puntland, Konfur Galbeed, iyo Jubbaland.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here