Home wararka Dalka Ciidamada Amaanka oo Xiray Wadooyinka Muqdisho iyo Cabsi Laga Qabo Amaanka Caasimada.

Ciidamada Amaanka oo Xiray Wadooyinka Muqdisho iyo Cabsi Laga Qabo Amaanka Caasimada.

0

Waxaa wili xiran Wadooyinka Muhiimka ah we caasimada soomaaliya ee Muqdisho Kuwaas oo ay Xireen Ciidamada Amaanka Soomaaliya.

Ciidamo Fara badan ayaa La Soo dhacay Muqdisho Waxaana Xiran Wadooyin dhowr ah.

Waxaa xiran Wadada Debka Sayidka, Soobe , Banaadir , iyo Sayidka, Waxaana Loo ogolyahay oo Kaliya Gaadiidka Dowlada iyo Kuwa Aqoonsiyada Wata.

Sababaha Loo xiray Waooyinka ayaa lagu sheegay in Laga Cabsi Qabo Gaadiid ay saaran yihiin Qaraxyada oo Ka kooban Gaadiid Yar yar iyo xamuulka Qaeda.

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here