Home galmudug Kalfadhiga Baarlamaanka Galmudug oo Goor dhaw Cadaado Ka Furmaya.

Kalfadhiga Baarlamaanka Galmudug oo Goor dhaw Cadaado Ka Furmaya.

0
SHARE

Magaalada Cadaado ee Galmudug waxaa Goor dhaw ka Furmaya Kalfadhiga Golaha Baarlamanka Galmudug.

Kalfadhigaan Waxaa Furi Doona Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug, sida ay inoo sheegeen Xildhibaanada Galmudug Qaar kood.

Kalfdhiga Maanta Furmaya Waxaa ku sugan Xildhibaanadii Hore ee Maamulka Galmudug, waxuuna imaanayaa in la furo Kalfadhiga Xili uu Khilaaf ka dhaxeeyo Madaxda Galmudug

La soco Faah Faahinta.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here