Home Wararka Somaliya Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Galmudug oo Sheegay in Maxkamada lasoo...

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Galmudug oo Sheegay in Maxkamada lasoo Taagi Doono Ciidamadii Ku lug laha Dagaalki Guriceel(Sawiro)

0

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Galmudug, Gaashaanle Dhexe Cabdulaahi Abuukar Xassan oo guriceel kula hadley dhamaanba saraakiisha laamaha amniga ee Galmudug ayaa sheegay in isku dhacyadii Ciidamada dhex marey ee ka dhacey Guriceel iyo Dhuusamareeb loo ciqaabi doono saraakiisha Mas’uulka ka aheyd hoggaaminta Ciidamada dagaalamey.

Gudoomiye Cabdulaahi Dheere ayaa ciidanka amniga farey in qolo walba lagu tix-galiyo howsha gaarka u ah ee ay masuulka kaga tahay qaranka.

Ad
Previous articleWasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo Tan iyo Markii Lamagaacbay Maantay gaaray Xafiiskiisa
Next articleMaxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiiradda Soomaaliya ee Maanta qabsoomay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here