Home Wararka Maanta Gudoomiya Ku xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Galmudug oo eedayn ujeediyay Gudoomoyaha...

Gudoomiya Ku xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Galmudug oo eedayn ujeediyay Gudoomoyaha Baarlamaanka Galmudug

0

Gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Galmudug oo warkan qoraalka ah soo saarey ayaa yiri “Maxamed Nuur Gacal waxuu ku xad gudbay sharciga, isagoo ku been abuurtay Dastuurka.”

Gudoomiye kuxigeenka ayaa xildhibaanada ugu baaqay in ay u midoobaan sidii ay uga hortagi lahaayeen Gacal oo maanta soo saarey warqad uu gunnada uga jarayo Xildhibaano isaga ka soo horjeestay.

Ad
Previous articleDenmark oo Sharci Cusub kasoo Saartay Lacagta Caruurta lagu helo Marka Waalidka kala tago
Next articleBeesha Caalamka oo Ka Hortimid Go,aanki Kasoo Baxay Wasiirka Amniga Soomaaliya ee ku Wajahnaa NISA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here