Home galmudug Dhagayso Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug G/Baarlamaanka oo Booqday Xerada Kafaalo

Dhagayso Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug G/Baarlamaanka oo Booqday Xerada Kafaalo

0
SHARE

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Madaxmed Xaashi Cabdi iyo Gudomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir Ayaa Maanta Waxaa Ay Kormeer Ku Tageen Xaruunta Kafaalo oo Ah Halkii Galmudug Lagu Yagleelay Bartamihii Sanadkii 2015 Kii.

Kormeer Kooda Kadib Waxaa Ay La Hadleen Warbiihinta Waxaana Ay sheegeen In Aytahay Xaruuntaan Mid Muhiim U Ah Galmudug

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug iyo Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka ayaa Xerada Ka Faalo Booqday Iyagoo Khilaaf Kala Dhaxeeyo Madaxweyne Xaaf you Shiikh Shaakir.

Halkaan Ka Dhagayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here