Home wararka Dalka Shirka Golaha amniga Qaranka oo galay Maalintii Labaad” Maantana La soo Xirayo.

Shirka Golaha amniga Qaranka oo galay Maalintii Labaad” Maantana La soo Xirayo.

0
SHARE

Shirka Golaha Amniga Qaranka Ayaa Galay Maalintiisii 2-aad, Wuxuuna Si Habsimi leh ugu Socdaa Magaaladda baydhabo.

Shirka Ayaana Maantay la filayaa Arimo Xasaasi Ah in Looga Hadlo, Waxaana La Soo Gabagabeyn doonaa isla Maanta.

Dhanka kale Amniga Guud ee Magaalada Baydhabo Ayaa si Weyn loo Adkeeyay, Meel Walbana Waxaa Taagan Ciidanka Amniga Waxayna baarayaan dadka iyo Gaadiidkaba.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here