Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug iyo Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Kulan wada qaatay

Madaxweynaha Galmudug iyo Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Kulan wada qaatay

0

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho waxa uu ku qaabilay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish).

Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha ayaa si guud iskaga wareystay xaalada dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka oo xal buuxa laga gaaray shaqaaqooyinka ka dhacay maalmihii lasoo dhaafay.

Qoor Qoor ayaa siyaasad Muhiim ah ciyaaray waxaana Loo arkaa inuu yahay Shaqsi xal ka gaaray asigoo kaashanaya Saaxiibo badan in dalka aan Loo Horseedin Qalalaase Siyaasadeed iyo Mid Amni.

Dhawaan asiga iyo Cali Guudlaawe ayaa ka soo Horjeestay Muddo Kororsigii Farmaajo Loo sameeyay Taas oo Muqdisho galisay Xaalad Ciidan ah.

Ad
Previous articleTaliska Boliiska Soomaaliyeed oo Hooygiisa ku Booqday Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud (Sawiro)
Next articleDowladda Soomaaliya oo ka hadashay Wararka sheegayo inay ka laabatay Kiiska Badda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here