Home wararka Dalka Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowlada oo Ku Dagaalamay Degmada Dharkanlay ee G/Banaadir.

Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowlada oo Ku Dagaalamay Degmada Dharkanlay ee G/Banaadir.

0
SHARE

Wararka ka imaanaya Degmada Dharkenlay ee Gobalka Banaadir ayaa sheegaya in Dagaal uu dhax-maray Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowlada Soomaaliya.

Dagaalkaan oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa waxa uu u dhaxeyey Ciidamo ka wada tirsan dowladda,waxa uuna ka dhacay Xaafada Waaxda Xalane ee degmada Wadajir Gobolkaan Banaadir

Goobjoogayaal ayaa waxa ay Xaqeejiyeen in Dagaalku yimid ka dib yimid markii dhul dhismo uu ka socday leysku qabsaday taas oo keentay in labada ciidan ay wada dagaalamaan.

Ciidamadaan ayaa ahaa kuwa Ilaalinayay Guriga Ia dhisaya iyo kuwa doonayay in ay lacago ka qaataan Gurigaas.

Ma jirto Faah faahin ku saabsan Dagaalkaas, oo ay bixiyeen maamulka Degmada Dharkanlay

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here