Home wararka Dalka Akhriso Khilaaf Hareeyay Shirka Baydhabo, iyo Shir caawa Dhax-maray Madaxda DFS iyo...

Akhriso Khilaaf Hareeyay Shirka Baydhabo, iyo Shir caawa Dhax-maray Madaxda DFS iyo maamul Gobaleedyada.

0
SHARE

In uu furmo Shirka Amniga Qaranka ee Baydhabo,maanta muddo ayay qaadatay waxaana shirka ka goos adeegay Masaxweynaha Maamulka Jubba Land Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Axmed Madoobe ayaa saluug weyn ka muujiyay sida ay wax u wadaan Madaxda Dowladda dhexe, Abdiweli Gaas iyo Xaaf, ayaa la sheegay in ay qabaan aragti la mida midda Axmed Madoobe.

Madaxweynaha Martida loo yahay ayaa waqti badan ku bixiyay sidii shirka uu u soo fadhiisan lahaa dhigiisa Jubba Land.

Shirka ayaa ugu dambayn furmay Salaaddii Duhurkii ka dib iyada oo dhinacyadu aysan ka muuqan niyad furnaan.

Afurkii kadib ayay markale kulan albaabada u xiranyihiin ay galeen Madaxda Maamuladu iyo iyo Madaxda Dowladda federaalka.

Dadka ku dhow shirka ayaa banaanka ka fadhiya shirka.

Shirkan waxa uu muhiim u yahay shir ka dhici doono Brussels,dhawaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here