Home wararka Dalka Madaxweynaha Galmudug oo Siyaasad dagan la ciyaaray Siyaasiyiinta kasoo horjeeda..

Madaxweynaha Galmudug oo Siyaasad dagan la ciyaaray Siyaasiyiinta kasoo horjeeda..

1
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo gaaray baydhabo ayaa siyaasad dagan waxa uu la ciyaaray masuuliyiinta kasoo horjeeda qorshihiisa.

Xaaf oo ku guuleestay heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna ayaa dhanka kale waxa uu khilaaf xogan kala kulamay ku xigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug kuwaasi oo aragti ahaan kasoo horjeeda sida heshiiska loo maray.

Xubnaha kasoo horjeeda ayaa durba ka helay caawin siyaasiyiin kasoo horjeeda madaxweyne xaaf iyo qorshaha uu wato oo ah in uu mudo afar sano ah xilka sii hayo.

Siyaasada uu ciyaaray madaxweyne xaaf waxaa kamid ah in uu durba geed ku xirtay madaxda maamulada kuwaasi oo hada taageeray madaxweyne xaaf waxa uu dhanka kale taageero ka halayaa dowlada somaliya madama xubnaha kasoo horjeeda iyo dowlada aysan isku feecneen.

Siyaasada madaxweyne Xaaf ayaana keeneysa in xubnaha kasoo horjeeda ay ku adkeeyo mucaaradnimadooda sida ku xigeenkiisa oo hada ku sugan cadaado kaasi oo aan ka qeyb galin shirka ka socda magaalada Baydhabo.

Wixii ku soo kordha lasoco

Mudug24 Muqdisho

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here