Home galmudug Akhriso Go’aanadii Ka soo baxay Shirkii Cadaado ay Ku Yeesheen Xildhibaanada Galmudug...

Akhriso Go’aanadii Ka soo baxay Shirkii Cadaado ay Ku Yeesheen Xildhibaanada Galmudug (Sawiro)

0
SHARE

Xildhibaano iyo wasiiro iyo galmudug ka tirsan oo maantey cadaado kulan kuyeeshey ayaa ogahadley khilaafka siyaasadeed ee galmudug
kulanku markii uu soodhamaadey ayaa waxaa lagasoosaarey warsaxaafadeed kakooban ilaa 4 qodob
1- inay soodhawaynayaan waxkasta oo kasoobaxa shirka magaalada baydhabo oga soconaya dawlada somalia iyo madaxda dawlad goboleedyada ayna karajaynayaan inay natiijo anfacda umada somaliyeed kasoobaxdo
2-  in madaxwayne axmed ducalle gelle xaaf iyo xubnaha lasocda aysan galmudug kumatalin shirka baydhabo kasoconaya
3-  in madaxwayne axmed ducalle iyo kooxdiisu ay hub iyo ciidamo ay kuweeraraan deegaanada galmudug ay diyaarinayaan sida ay hadalka u dhigeen
3- in dhaqaale iyo hub midna aan lagutaageerin madaxwaynaha galmudug iyo kooxdiisa ilaa lagahishiinayo khilaafka madaxda galmudug u dhaxeeya
4-  inay soodhawaynayaan hishiiskasta oo dhexmara ahlusunna iyo galmudug kaasi oo waafaqsan dastuurka galmudug iyo mabaadiida lagudhisey dawlad goboleedka galmudug.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here