Home wararka Dalka War deg deg Ah Gaalkacyo oo lagu dilay Shiikh Caan ah iyo...

War deg deg Ah Gaalkacyo oo lagu dilay Shiikh Caan ah iyo Wiil uu dhalay goor dhow..

0
SHARE

Nin hubeysan ayaa caawa Hotel Yaaasiin ee Gaalkacyo waxaa ay ku dileen Sheekh xasan saalax ismaaciil iyo wiil uu dhalay.

Ninka dilka geystay ayaa goobgooyal waxaa ay shegeen in ay goobta isaga cararay lamana ogo ujeedka ka dambeysay dilkiisa.

Sheikh ayaa la ii sheegay in uu ka mid ahaa culumada qur’aanka saarta dadka xanuunsan.

Bishaan gudaheeda ayaa Gaalkacyo waxaa lagu dilay xildhibaan ka tirsan Maamulka Puntland iyo mid ka.mid ah ilaaladiisa.

Dilka shiikha ayaa ku soo aaday iyadoo lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramaadan oo dadka ku jiraan cibaado.

Libaan Cajiib Xaaji

Mudug24 Gaalkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here