Home galmudug Dhagayso Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug oo Faah Faahiyay Khilaafka Galmudug iyo Sababaha...

Dhagayso Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug oo Faah Faahiyay Khilaafka Galmudug iyo Sababaha Keenay.

0
SHARE
Waxa ay sheegtay in qaabka awood qeybsiga deegaanada Galmudug lagu takri falay,isla markaana Beelo Xildhibaano horay u lahaa laga weeciyey,sido kalena Beelo aan deganeyn Galmudug lasiiyey tiro Xildhibaano.

Waxaa la weeydiiyey Su’aal aheyd qodobada ugu weyn ee sababay khilaafka Madaxda Maamulka Galmudug ayaa waxa ay ku sheegtay Saddex qodob oo kala ah in waqti kororsi uu sameystay Madaxweyne Xaaf,jebinta iyo isbedel lagu sameeyey Dastuurkii Maamulkaas iyo habka awood qeybsiga xilalka dowlad goboleedka Galmudug.

Ugu dambeyn waxa ay rajo wanaagsan ka muujisay in xal laga gaarayo khilaafka oo ay sheegtay in xilligaan ay ku dhex jirto dowladda Federaalka Soomaaliya.

Halkaan Ka Dhagayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here