Home wararka Dalka Dhageyso Hadal kasoo yeeray Odayaasha Galmudug ee Muqdisho ku sugan oo kulan...

Dhageyso Hadal kasoo yeeray Odayaasha Galmudug ee Muqdisho ku sugan oo kulan yeeshay..

0
SHARE

Waxgarad kasoo jeedda deegaannada Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay madaxda maamulkaasi in wadahadal ay ku dhammeeyaan khilaafka jira.

Waxay waxgaradkani ay sheegeen in madaxda Galmudug laga doonayo iney dhammeeyaan khilaafka dhexdooda ah, islamarkaana laga taxadaraan wax walbo oo dhib u keenaya jiritaanka maamulkaasi.

Sidoo kale, waxgaradkan ayaa sheegay in marnabo aan loo dulqaadaneyn farogelin lagu sameeyo maamulka Galmudug oo ay tilmaameen in waqti badan uga soo baxay dhismahiisa.

Waxaa jira khilaaf ka dhaxeeya madaxda Galmudug oo ku kala sugan degmooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb.

Halkaan hoose ka dhageyso codka odayaasha.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here