Home wararka Dalka Dhageyso Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo ka hadlay Khilaafka taagan iyo Hadii uu...

Dhageyso Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo ka hadlay Khilaafka taagan iyo Hadii uu jiro Wada Hadal bilaabanaya..

1
SHARE

Khilaafkii siyaasadeed Ee ka dhextaagan madaxda maamul goboleedka Galmudug wali wuu taagan yahay mana jira xal laga daaray xiisada Siyaasadeed ee Ka kala shidan Magaalooyinka Caadado iyo Dhuusamareeb ee Gal-gaduud.

Mana jiro ilaa iyo hada Wax isku Soo dhawaansha ah ee labada garab ee ay u kala jabeen madaxda maamul gobaleedka Galmudug, Waxaana Wali ay Ku kala adkeesanayaan Moqifkooda.

Guddomiyaha Baarlamanka Gal-mudug Cali Gacal Casar Oo La hadlay Idaacada Simba ee Magaalada Moqdisho ayaa sheegay in ay Qorsheenayaan Dowlada Dhaxe Ee Soomaaliya in ay gar wadeen Ka Noqoto Khilaafka ka dhax aloolsan madaxda ugu sareysa maamulka Gal-mudug.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Barlamaanka.

Loading...

1 COMMENT

  1. Gudoomiyaha Baarlamaanka Gal-mudug waa ka dhacsan yahay siyaasadda gal-mudug. Haddii uusan la jaan qaadi karin gal-mudug, ama uusan xilkiisa u gudan karin si sax ah, WAA INUU KURSIGA BANEEYO, WAAYO GALMUDUG DIYAAR UMA AHA HABACSANAAN SIYAASADEED IYO QILAAF AAN AAN DHAMAAD LAHAYN.. Waa markii labaad ee uu abuuraayo Mushaakil aan meel fog jirin, una baahnaan in Mudnaan Gaar ah la siiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here