Home Wararka Maanta Cabdisalaan Cali Axmed oo Saakay Lagu Toogtay Fagaare Ku yaala Degmada Guriceel

Cabdisalaan Cali Axmed oo Saakay Lagu Toogtay Fagaare Ku yaala Degmada Guriceel

0

Magaalada Guriceel ee gobalka Galgaduud waxaa hada lagu toogtay Cabdisalaan Cali Axmed oo horay magaaladaasi ugu dilay Cabdullaahi Cali Hudey oo ka tirsanaa ciidama dowladda.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay Cabdisalaan Cali Axmed oo horey u dilay Cabdulaahi Cali Huday bishii 09 – Nov – 2023.

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa Cabdisalaan Cali Axmed waxaa ay todobaadkii tagay ku riday xukun dil ah oo ah qisaasta Marxuumka uu dilay ka dib markii ay gacanta ku soo dhigeen Ciidanka Sirdoonka Qaranka ee Nisa iyo kuwa Booliska Magaalada Guriceel oo Maalmo boodi goobayay.

Ad
Previous articleGolaha wasiirada oo go’aanno ku gaaray shir deg-deg ah oo ay yeesheen
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Xiisad Culus oo maantay Ka Taagan Garowe iyo Ciidamo badan oo soo buux dhaafiyay garoowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here