Home galmudug Dhagayso Shiikh Shaakir” Fara-gelinta Halaga Daayo Maamulka Galmudug.

Dhagayso Shiikh Shaakir” Fara-gelinta Halaga Daayo Maamulka Galmudug.

0
SHARE

Madaxa xukumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa sheegay in khilaaf uusan jirin, Waxuuna baaq udiray Dowlada.

Waxa uu hadalkiisa ku daray shiikh shaakir in Maamulka Galmudug waxkasta oo khilaaf ah oo dhexdooda soo galay ay iyaga is xalin doonaan,isla markaana cidii ay doonaan ay wacanayaan.

Isaga oo Wareysi siinayey Idaacadda Voa Laanteeda Afka soomaaliga ayuu beeniyey in isbedel lagu sameeyey heshiiskii Galmudug iyo Ahlusunna ee Jabuuti,kadib markii eedeyn ka timid amdaxweyne ku xigeenka iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.
Dowlada Soomaaliya ayuu baaq udiray oo ku aadan in ay joojiyaan Fara gelinta maamulka galmudug.
Halkaan Ka Dhagayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here