Home galmudug Dhagayso Khubado Dhamaystiran Shirkii shalay ee cadaado ku dhax-maray Odayaasha iyo Madaxda...

Dhagayso Khubado Dhamaystiran Shirkii shalay ee cadaado ku dhax-maray Odayaasha iyo Madaxda cadaado ku sugun.

2
SHARE

Kulankaani Oo ay yeesheen madaxwayne ku xigeenka galmudug gudoomiyaha baarlanmaanka wasiiro iyo xildhibaano kartirsan maamulka galmudo odayaasha dhaqanka magaalada cadaado iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa looga hadlay Qilaafka siyaasdeed ee maamulka agalmudug..

Qaar kamida odayaasha dhaqanka magaalada cadaado oo ugu horayntii goobta kahadlay ayaa shegay in ay diyaar u yihiin In ay lashaqeeyaan madaxda maamulka Galmudug ee kusugan Mgaalada Cadaado.

Halka Qaarna ay sheegeen in aysan Taageersaneen Kala qu qobnaan soo kala dhax-gasho Maamulka Galmudug ayna u baahan yihiin Midnimada galmudug.

Gudoomiyaha Baarlmaanka Maamulka Galmudug ayaa sheegay in sababta ay u yimaadeen ay tahay in ay kashaqeeyaan midnimada umada Galmudug ayna Kahortagaan Cidkasta Oo Doonaysa Kala Gaynta Shacabka Reer Galmudug.

Dhanka Kale madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Ayaa Sidoo kale Tilmaamay In Aysan diyaar U Aheyn Bur-burinta Maamulka Gal-mudug.

Halkaan Ka Dhagayso.

2 COMMENTS

  1. Qurunka dhuxusha dabkaa lawareegaya iskaqabta hadeednaan qabankarina
    Sacad dhulkaada utasho saleebaan maamulkaadii soo cesha ceer ahlusunadaada heeyso hadiikale habargidir maamul eey ku mideey santahay halidhiso
    Weey is ku filantahy
    Waxaan meelaha kaqeel qeeylina ayagaa kuu baahan war tashada dugaaga iska dhicinaya
    Hormarka idiin diidan

  2. Waligeed lagabiximaayo isqabqabsi
    2daan dhimbishaa dabkaa lawareegaa
    Hadaan la iska qaban
    Waa rag qurbaha ku soo laclacay
    Caruurtoodii meel kuma oga qaarbaa xabsiyada ku jira sanado
    Reer cadaado walaala yaal dad aqli badan baad aheey deen
    Yaan ragaano kaarka idin marsan sharaftiinana meel uga dhicin
    tafa raaruqa habar gidirbaa meeshaa nadhiga in aan maamul waxtarleh oon ku mideeysa nahay barihori sameeysano wabilaahi toowfiiq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here