Home galmudug Dhagayso Madaxweyne Xaaf oo sheegay in Fara Gelin lagu Hayo Galmudug.

Dhagayso Madaxweyne Xaaf oo sheegay in Fara Gelin lagu Hayo Galmudug.

0
SHARE

Axmed Geele Ducaale Xaaf Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo Warbaahinta kula hadlayey Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmuug ayaa hadalkaas sheegay,isaga oo eedeyn u jeedinayey dowladda Soomaaliya.

Madaxweyen Xaaf ayaa sheegay in Maamulka Galmudug uu yahay mid mid ah,bale Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya uu u sheegay in uu kala hadlayo khilaafka yar yare ee soo kala dhexgalay balse uu ku soo laaban waayay sidaasna ay xamar uga soo tageen.

“Runtii Galmudug weli waa sideedii oo wax dhibaato ah kama dhex jiraan laakin hadalka Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya uu yiri waa mid faragelin toos ah ee haka daayo,horay ayaa dowladda looga dalbaday in maamul goboleedayda ay ka deyso faragelinta ayuu yiri Madaxweyne Xaaf.
Halkaan Ka Dhagayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here