Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Dagaal Culus oo U Dhexeeya Puntland iyo Soomaaliland...

WAR DEG DEG AH: Dagaal Culus oo U Dhexeeya Puntland iyo Soomaaliland oo Gordhow Bilowday

0

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa hadda ka socda Deegaanka Tukaraq ee Gobalka Sool.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamo uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaaash ay maanta ka ruqaansadeen Magaalada Garoowe, si ay u garab istaagaan Shacabka Laascaanood.

Dagaalkaan ayaa Kadib markii laasacaanood uu Ka bilowday Baanaanbaxyo Rabshada Wata kuwaas oo Ciidamada Soomaaliland Dad Shacab u badan ku laayeen Magaaladaas.

 

Ad
Previous articleAlshabaab oo Maantay Lagala Warewgay Degaan Muhiim ah oo Ka Tirsan Galgaduud.
Next articleMid ka mid ah Garsoorayaashii ugu waawaynaa Alshabaab ee Galmudug oo isasoo Dhiibay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here