Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Amniga Galmudug oo Habeenkii 2aad Gacanta ku Soo dhigay Maandooriyaha (Sawiro)

Ciidamada Amniga Galmudug oo Habeenkii 2aad Gacanta ku Soo dhigay Maandooriyaha (Sawiro)

0

Laamaha Amniga Galmudug ayaa habeenkii 2aad  Howlgal xariira ka wada Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka mudug

Ciidanka ayaa caawa u dhacay guri lagu kaydinayay maandooriyaha Qamriga iyagoona gacanta kusoo dhigay 8 Kartoon oo Maandooriyaa oo kiiba ay ku jirto 30 dhalo iyo mulkihii guriga

Saraakiisha Howlgalka ayaa ii sheegay inay gacanta ku hayaan Mulkilihii Guriga.

Ad
Previous articleGolaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo Muddo 3 bil ah ku Kordhisay Joogitaanka AMISOM
Next articleDeg Deg Dagaal Qaraar ayaa malintii Labaad markale Saaakay Ka Qarxay Bosaaso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here