Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo Malafkii Lagu Doortay Xildhibaanada Golaha Shacabka wareejisay Si loo Dhaariyo

Galmudug oo Malafkii Lagu Doortay Xildhibaanada Golaha Shacabka wareejisay Si loo Dhaariyo

0

Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Galmudug Mohamed Dahir Guled ayaa ku wareejiyey document-yada 45 Xildhibaan ee laga soo doortay Galmudug oo kala ah 37-da kursi ee golaha shacabka iyo 8-da kursi ee aqalka sare oo dhamaystiran Guddiga Doorashada heer Federaal (FEIT) oo uu wakiil ka yahay Mr Mohamed Aadan Cismaan.

 

sidoo kale waxaa wareejinta goobjoog ka ahaa Cabdicasiis Cabdirahman Yuusuf oo xubnaha Galmudug FEIT wakiilka uga ahaa kamid ah.

 

Gudoomiye ku xigeenka SEIT Galmudug Saacid Aadan Jaamac, xoghayaha Maaliyadda SEIT Galmudug Yahye Cismaan Geedi iyo Ayaan Cabdirahman Maxamuud oo wakiil ka ah Guddiga Xalinta Khilaafaadka.

Ad
Previous articleShiikh Umul oo Sheegay inay Alshabaab Diyaariyeen Qofkii Dili lahaa
Next articleKhilaaf Xoogan oo ka Dhex Qarxay Cali Ciid iyo QoorQoor Muxuu Salka Ku hayaa?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here