Home Wararka Caalamka Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo Hambalyo udiray Ciidamada Policeka Galmudug

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo Hambalyo udiray Ciidamada Policeka Galmudug

0

Ku simaha madaxwayanaha ahna Madaxwayne Ku-xigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid ayaa u hambalyeeyay sanad guurada Ciidanka Booliska Soomaliyeed oo jirsaday 78 sano!

Madaxwaynaha aya Sareeyeyaasha, saraakiisha, saraakiil-xigeenada Alifleeyda iyo dableyda Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ugu hambalyeeyay sanadguurada 78aad ee aas-aaska ciidanka.

Madaxweyne Ali Eid ayaa Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Gen Xijaar Ku amaanay sida uu u dhisay Ciidanka Islamarkana uu u awood siyay Dhalinyarada Ka tirsan Booliska Soomaaliyeed

Ciidanka Booliska Soomaliyeed waa hooyada ciidamada qalabka sida, waana saldhiga dowladnimada waana sharafta bulshada Soomaliyeed.

Ad
Previous articleMadaxweyne Deni oo Mucaaradka Weerar afka ah ku Qaaday
Next articleDeg Deg Gudiga Doorashooyinka oo ku Dhawaaqay inay Hakiyeen Doorashooyinki

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here