Home puntland Dhageyso Madaxweynaha Puntland waa Qof aan Caqli Laheyn Waxaa Sidaa yiri Gudoomiyaha...

Dhageyso Madaxweynaha Puntland waa Qof aan Caqli Laheyn Waxaa Sidaa yiri Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland..

0
SHARE

Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland ayaa ka hadlay Arinta ka taagan Deegaanka Tukaraq oo dagaalo ka dhaceen.

Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa eedeyn adag waxa uu u jeediyay Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli gaas.

gudoomiyaha Ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland uu yahay Qof aan caqli laheyn oo sheeganaya dhul uusan laheyn.

Arintaasi ayuu ku sheegay khudbad uu jeediyay xili dhawaan madaxweynaha Puntland uu sheegay in ay dagaalamayaan.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Saleebaan.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here