Home puntland Dhageyso Madaxweynaha Khaatumo oo sheegay in Somaliland Cidna u dhaamin..

Dhageyso Madaxweynaha Khaatumo oo sheegay in Somaliland Cidna u dhaamin..

0
SHARE

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo ka qeyb galay xaflad lagu qabtay hargeysa oo lagu xusay maalinta xurnimada ee Somaliland ayaa khudbad halkaasi ka jeediyay.

Cali Khaliif Galeyd ayaa ka hadlay dhoor arimood waxana ugu muhiimsanaa heshiiska uu la galay maamulka Somaliland.

Galeydh ayaa sheegay in Heshiiska Somaliland uu ahaa mid ay ku saxsanaayeen isla markana aysan jirin wax u dhaama.

Dhanka kale ayuu ka hadlay heshiiskaasi iyo arimaha taagan xiligan ee maamulkooda iyo maamulka Somaliland.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here