Home Wararka Maanta Gudoomiyaha Dhuusamareeb oo Deeq kala duwan gaarsiiyay Ciidamada Milateriga (Sawiro)

Gudoomiyaha Dhuusamareeb oo Deeq kala duwan gaarsiiyay Ciidamada Milateriga (Sawiro)

0

Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa deeq taakulo iyo garab istaagba ah la gaarey maanta Ciidamada Qalabka sida ee Howlgalada kawada Deegaanada koonfeed ee Caasimada, kuwaa oo guulo kasoo hooyay dagaal ay la galeen Alshabaab, maalinnimadii Shalay aheyd.

Deeqdan oo ka koobneyd lix neef oo geel ah iyo agab kale ayay Maamulka Dhuusamareeb ku wareejiyeen saraakiisha aagga hore ee dagaalka kuwaa oo tilmaamey in garabsiinta shacabka iyo maamulka caasimadu u tahay mid kusii dhiirin doonta dhaqaaqa amni ee ay sameeyeen iyo guulaha wax ku oolka ah ee ay kasoo hooyeen furimaha hore.

Ad
Previous articleshir u dhaxeeya Dowladda dhaxe iyo Dowlad Gobaleedyada oo Maanta Furmay
Next articleGuddiga Doorashada galmudug oo La doortay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here