Home puntland Dhageyso Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland oo gaaray Deegaanka Tukaraq isagoo Dowlada ku eedeeyay...

Dhageyso Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland oo gaaray Deegaanka Tukaraq isagoo Dowlada ku eedeeyay Dagaalka..

0
SHARE

Gudoomiyaha barlamanka maamulka soomaaliland baashe maxamed faarax ayaa tagay magaalada tukaraq ee gobolka sool halkaas oo maalin ka hor dagaal xoogaan uu ku dhexmaray maamulada puntland iyo soomaaliland

Baashe maxamed faarax ayaa sheegay in xiligan uu ku sugan yahay magaalada laascaano ee xarunta gobolka sool balse wuxuu dagaalka tukaraq ku eedeeyay dowladda dhexe ee soomaaliya.

Waxa uu sheegay in masuul ka tirsna Dowlada Somaliya uu dhawaan tagay Gobolka Sool isla markana ka abaabulay dagaal isagoo intaasi ku daray in dagaalka uu dhacay booqashadiisa kadib.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka Baashe.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here