Home wararka Dalka Deg Deg Madaafiic lagu Weeraray Madaxyootada iyo Xamar Weyne

Deg Deg Madaafiic lagu Weeraray Madaxyootada iyo Xamar Weyne

0
SHARE

Madaxtooyada Soomaaliya Waxaa Goor dhaw lagu weeraray Madaafiic Aan La oqoon Halka Laga soo Tuuray.

Ilaa iyo dhowr madfac ayaa Ku  dhacay Xamar weyne iyo madaxtooyada  Soomaaliya Meel aan ka fogeen

Wili lama oga qasaaraha Ka dhashay Hoobiyaashaas, Balse Jugta madaafiicda ayaa Laga maqlay Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here